Laftagareen iyo Qoor Qoor oo xaalku ku xun yahay iyo Madaxda maamuladda oo Aamusan !!

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay ku dhawaaqay golle wasiiro oo ka kooban 74 -xubnood, waxaana wasiiradan magacaabistooda siyaabo kala duwan uga hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada. Madaxda dowlad goboleedyada ayaan wali wax war ah kasoo saarin dhismaha xukuumadan cusub, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in qaarkood aad u saluugsan yihiin … Continue reading Laftagareen iyo Qoor Qoor oo xaalku ku xun yahay iyo Madaxda maamuladda oo Aamusan !!